Qeexid

Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mayrac oo kali ah:
  • Halkaa ayuu Axmed sheekada qaybteeda hore nooga bilaabayaa oo uu in cabbaar ah nagu mayracayaa.
  • Dadweynha, muwaadiniinta iyo maamulka dowladda waa in ay si qoto dheer uga dhaadhacdaa in qaranimadu tahay hashii Maandeeg ee aynu maalaynay, markaa in la daryeelo, la daaq geeyo oo la miro, la mayraco, dulinka iyo darxumadana laga ilaaliyo ayaa wajib ah.