Qeexid
"Qof aad u jilicsan ahaansho."
[-naa, -nayd]
mayraqsan aa
mayraqsan ayd
f.mg4"Qof aad u jilicsan ahaansho."
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).
m.l
Wadaag:
(-xo, m.l) Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax1.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Xoolo fiid daajisasho.
(f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).
f.g
Wadaag:
Wax kibir hayo ahaansho. ld manyacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: