Qeexid
"Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr1."
"Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr1."
Wadaag:
(f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho.
(f.mg) Qubaysasho (qof).
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax biyo ku dhaqid.
U m.: cid u qubayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Tab mushkilad lagu xalliyo.
Awood; karti; tamar.
Jid khatar ah.
m.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).
m.l
Wadaag:
(-xo, m.l) Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax1.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Xoolo fiid daajisasho.
(f.mg) Goor galab ah daaqid (xoolo).
f.g
Wadaag:
(-lal, m.l) Cabbir dhererkiisu yahay 1609.35 mitir. ld miil (4).
m.l
Wadaag: