Qeexid
Daal iyo rafaad.
Daal iyo rafaad.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Daal iyo rafaad la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Daal iyo rafaad badid (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld mayruufid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld mayruufin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mayruufis2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mayruufi. ld mayruufis1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Lacag, cunto iwm si joogto ah qoys qof, iwm u siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ixsaan; wanaag; samafal.
Qeexid Xigta: (- fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan.
Qeexid Kale: ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Geel meel fog u daaq tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax biyo ku dhaqid.
Qeexid Xigta: U m.: cid u qubayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caws waaweyn ama caw rarada laga sameeyo. ld mayro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed timirta, baarta iwm u eg oo caw jilicsan baxsha; maniiqo. ld mayr1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Wax, sida dhar iwm biyo ku dhaqasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qubaysasho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qandal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Xoolo fiid daajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daajinta xoolaha fiidkii la daajiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Saddexda feerood ee sararta u hoosaysa iyo hilibkooda oo iswata (geel).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax la mayray noqosho.
Qeexid Xigta: Dhar iwm midab bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-xo, m.l) Isku jirka jillawda iyo mullaaxda. ld maydhax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]