Qeexid
"Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax)."
[-day, -dday]
meecaad3 ay
meecaad3 day
f.mg1"Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax)."
Wadaag:
Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta.
Nasiib wacan.
m.dh
Wadaag:
Cirib dambeeto oo wanaagsan u yeelid (wax).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax cirib dambeed wanaagsan leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel dhagax ballaaran oo siman leh oo ciid ku hareereysantahay oo biyaha celisa.
C.daas joog/c.daas mar: wax buux ah (weel); qof fiican.
m.dh
Wadaag:
(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.
e.we
Wadaag: