Qeexid
Cirib dambeeto oo wanaagsan u yeelid (wax).
[-iyay, -isay]
f.g2Cirib dambeeto oo wanaagsan u yeelid (wax).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg meecaadi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg meecaad3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cirib dambeed wanaagsan oo ay wax yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta.
Qeexid Xigta: Nasiib wacan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax cirib dambeed wanaagsan leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg meecaadsan. ld meecaadsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld meecaadsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld maryaadi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax halis ka dhawrid. ld maari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: C. ah: Wax sidii lagu yiqiin ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld caneeqaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: mabaadi' m.dh.w eeg mabda'.
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax maskax ka qiyaasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid muraad u qumin.
Qeexid Xigta: Ducayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.we
Qeexid: (meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]