Qeexid
"Wax cirib dambeed wanaagsan leh ahaansho."
[-naa, -nayd]
meecaadsan aa
meecaadsan ayd
f.mg4"Wax cirib dambeed wanaagsan leh ahaansho."
Wadaag:
Cirib dambeeto wanaagsan yeelasho (wax).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Cirib dambeeto oo wanaagsan u yeelid (wax).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xiddigaha cirirka tan ugu dambaysa oo u dhexaysa rad dambe iyo godinta.
Nasiib wacan.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale ku dulwareegsanyihiin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax caafimaad leh ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Neef geel ah oo ragaaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la meeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.
Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax eynfaad ku dhacay ahaansho (qof). ld eynfaadsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la cadaadiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhaawac wax hoos ka buka ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: