Qeexid
"(c.nafl.) Qaybta gudaha ku taal ee xubin ama sooh marka ay ka duwantahay qaybta xagga dibedda xigta ee islaxubintaas ama isla soohaas gaar ahaan kelyaha, qanjir kelyodyada iyo qanjirrada liinfada (qanjir liinfoodyada)."

magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
eeg mee.
e.we.dh
e (Erey) — Erey (word)
Qeyb: naxwe
we (weyddimeed) — weyddimeed (interrogative)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.
e.we