Qeexid

"(-lo, m.l) Goob; kob; cad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meel oo kali ah:
  • Shariif Xasan wuxuu sheegay inuu isagu soo jeediyay in shir lagu qabto meel aan ahayn Muqdihso, wuxuna xusay inuusan marnaba ku baaqin shirka laga badalo Muqdisho, isagoo sheegay inaysan jirin meel uu hadalkaas ka sheegay.
  • Qaar ka mid ah dadka Barakacaya oo aan xogwareysi la sameynay ayaa sheegay in aysan garaneyn meel ay geeyaan Caruurtooda marhadii ay ka carareen waxaana Qaxa Magaalada Muqdisho ka socda barbar yaal Roobab Mahiigaan ah oo Xalay ilaa Maanta da'aya.