Qeexid
"Wax meel dhigasho."
[-stay, -satay]
meelays tay
meelays atay
f.g3"Wax meel dhigasho."
Wadaag:
Wax la meeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(f.g) Qolo kale xoog ku qabsasho oo beel ka dhigasho; gumaysasho.
(f.mg) Dad kala firirsanaa si ay isu kaashadaan meel wada degsasho.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Si meerto ah wax u qaybsasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(baay.) Walax madoobeysa timaha, maqaarka iyo madawga indhaha. Waxayna ku jirta unugyo khaas ah ee unugyada maqaarka ka mid ah, qaybta ugu sarreysa maqaarka. Sameynta meelaniinka waxay badataa markii jirka qorraxi ku dhacdo oo waxay maqaarka ku sameysaa midabayn (tannig = abbronzatura) oo ah maqaarka dadka caddaanka ah oo casaan u sii roga, taas oo ka celisa fallaaraha qorraxda qaybaha hoose ee maqaarka.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (daaw.) Buro aad u daran (kansar ah) oo ka sameysmata unugyada meelaniinka sameeya (unug meelaniineed). Sida badan kansarkaasu wuxuu ku dhacaa maqaarka, waxyaabaha keenana waxaa ka mid ah qorrax isu dhigga badan. Waxa kale oo u ku dhacaa cudurkaasu indhaha iyo xuubka gudaha ka marsan dalloollada, iwm.
m.l
Wadaag:
Wax mulkintooda la wareegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: