Qeexid
"M. ah: wax leh qiyaas caadi ah."
Qeexid Xigta
M.ka: celcelis.
"M. ah: wax leh qiyaas caadi ah."
M.ka: celcelis.
Wadaag:
Bartame.
Dh. ah: dherer, da', culays iwm oo aan yaraan iyo weynaan midna raacsanayn.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.
m.l
Wadaag:
(-do/-dyo, m.dh) Udub dheer oo aqlka dhexdiisa la suro si uu u adkeeyo dhismaha aqalka.
m.l
Wadaag:
Arrin, talo iwm suurto gelid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Qof madax adag oo tiisa uun ku adkaysta.
m.l
Wadaag:
Ku m.: wax si aan joogto ahayn u hayn ama u isticmaalid. 2 Hanti, gaadid iwm meel ku tegid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo. ld meelkuggaar.
m.l.kh
Wadaag:
(baay.) Walax madoobeysa timaha, maqaarka iyo madawga indhaha. Waxayna ku jirta unugyo khaas ah ee unugyada maqaarka ka mid ah, qaybta ugu sarreysa maqaarka. Sameynta meelaniinka waxay badataa markii jirka qorraxi ku dhacdo oo waxay maqaarka ku sameysaa midabayn (tannig = abbronzatura) oo ah maqaarka dadka caddaanka ah oo casaan u sii roga, taas oo ka celisa fallaaraha qorraxda qaybaha hoose ee maqaarka.
m.dh
Wadaag: