Qeexid

"Wax meel dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meelee oo kali ah:
  • Tabobare Fabio Capella ayaa weerarka ku bilaabay Gabriel Batistuta iyo Marco Delvecchio, oo uu ku meeleeyay kaalintii Totti ka maqnaa.
  • Hadii gobolada qaar ay saluugsan yihiin cadadka kuraasta maxaa maanacaya in la kordhiyo kuraasta si loo meeleeyo dhamaan qabaa'ilada ku bahoobay maamulka Puntland.