Qeexid
"M. ah: arrin, talo iwm oo aqligal ah."
Qeexid Xigta
ld meelmarid.
"M. ah: arrin, talo iwm oo aqligal ah."
ld meelmarid.
Wadaag:
Arrin, talo iwm suurto gelid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Arrin, talo iwm wax meel maray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Qof madax adag oo tiisa uun ku adkaysta.
m.l
Wadaag:
M. ah: wax si aan rasmi ahayn loo hayo ama loo isticmaalo. ld meelkuggaar.
m.l.kh
Wadaag:
(-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m.l
Wadaag:
Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sare, si aysan dabayshyu u qaadin.
ld meerid.
m.l
Wadaag:
Murqaha luqunta, tun.
Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto.
ld marmarid.
m.l
Wadaag:
(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.
e.we
Wadaag: