Qeexid
"Arrin, talo iwm suurto gelid."
[-ray, -rtay]
meelmar2 ay
meelmar2 tay
f.mg1"Arrin, talo iwm suurto gelid."
Wadaag:
Arrin, talo iwm wax meel maray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Qof madax adag oo tiisa uun ku adkaysta.
m.l
Wadaag:
Ku m.: wax si aan joogto ahayn u hayn ama u isticmaalid. 2 Hanti, gaadid iwm meel ku tegid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qiimaha naagnimo.
m.dh
Wadaag:
Socod wareeg ah socosho.
Ku m.: xarig wax ku xirid.
Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Warwareeg aan dani ku jirin samayn.
Ka m.: wax sameyntooda ka leexleexasho.
Ku m.: wax ku dul warwareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(meedey; meeye/maye) Xaggee ayuu jiraa?, aaway?. Tus. “Wiilku mee?”, “Ku mee?”.
e.we
Wadaag: