Qeexid

"Arrin, talo iwm hirgelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meelmari oo kali ah:
  • Haddaba mar haddii Somaalidu u badan tahay DEMBILE waxaa habboon in lays wada cafiyo, lana meelmariyo murtida oranaysa “Xusuustaa ma xiriirsho iyo Xalay dhalay”.
  • . In ahmiyada koowaad la siiyo meelmarinta iyo hirgelinta Barnaamijka xisbigu u aasaasmay sidaynu hore u soo xusnay.