Qeexid
"Arrin, talo iwm wax meel maray ahaansho."
[-naa, -nayd]
meelmarsan aa
meelmarsan ayd
f.mg4"Arrin, talo iwm wax meel maray ahaansho."
Wadaag:
Arrin, talo iwm suurto gelid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho.
(f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.
(f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax, wax kale ku dulwareegsanyihiin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Qof madax adag oo tiisa uun ku adkaysta.
m.l
Wadaag:
Wax la meeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la matatariyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.
Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: