Qeexid

"Cashar iwm akhriyid."

Qeexid Kale

Ku m.: wax meer ku dul wareejin. 4. Ku m.: hanti, wax iwm cid kale ku wareejin.

Qeexid Xigta

Xarig iwm wax kale ku dul duubid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meeri oo kali ah:
  • Burcad Badeenimada waxee ka joogsatay wadamada galbeedka boqolaal sano ka hor, waxeena wali ku sii danbeeyaan qaaradaha koonfur ameerika,aasiya iyo galbeedka afrika.
  • Safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya Maxamed Cali Ameerika ayaa u sheegay Jariidada Toronto Star in Wariyayaasha ay bed qabaan, isla markaana aaney jirin wax dhibaato ah oo loo geystay.