Qeexid

"eeg meeri. ld meeris1 (3)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meerin oo kali ah:
  • Waa in markaas la soo goyaa lightkii/biyahii intaas laga horaysiiyay In Hadii qofka laga jaro lightka/biyaha oo uu bixiyo qaantii loo sheganayay sida ugu dhaqsaha badan loogu xidho iyadoo aan la meermeerin.
  • Sheekha ama hoggaamiyuhuna xertiisa ama kooxdiisa ayuu u meerinayaa sheikh hebel ama koox hebla waxa dhexyaal iyo inta masalo ama mawqif ee ay isku hayaan.