Qeexid

"Hal geeddi (xarig) oo raar, derin, haan iwm la sameeyo."

Qeexid Kale

ld meerin.

Qeexid Xigta

Dersi, cashar iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meeris oo kali ah:
  • Haa, maanso-curinta waa la baran karaa, waase arrin u baahan isku taxallujin iyo ku tababbarasho dhismaha iyo habdhaca meeriska maansada, ilaa qofka dareenkiisu dhadhansado lana qabsado.
  • Meeriska Goobile Saar Gedood badiyaa waa "Goobile Goobilow ama War Goobile Goobilow."