Qeexid

"Hoore bir ah cad cufnaan weyn oo badanaa loo adeegsado heerkulbeegyada. ld meerkiyuuri."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meerkuri oo kali ah:
  • Sidoo kale, neefsiga Meerkuri ama cunista waxyaabo eey ku jirto ayaa keeni kara dhimasho ama xaalad halis ah.
  • Meerkuri ( Ingiriis : Mercury) calaamad Hg waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay sideetan.