Qeexid

"Wax, wax kale ku dulwareegsanyihiin ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meersan oo kali ah:
  • Waxa kale oo garoonka ku meersan dhismayaal teel-teel ah oo isugu jira guryo, fasalo, istoodho, xafiisyo iyo madbakhyo.
  • Canab reerkoodu waxa ay ku jireen nolol fiican, aqal bangalo ah ayaa u dhisnaa, masaakiinta iyo dadka baahana may jeclayn, waxaana ka xijaabi jiray deyr weyn oo guriga ku meersanaa ayna ka dhexbaxday dhir kala nooc-nooc ahi.