Qeexid
"Si meerto ah wax u qaybsasho."
[-stay, -satay]
meertays tay
meertays atay
f.g3"Si meerto ah wax u qaybsasho."
Wadaag:
meertada kaarboon m.dh (baay.) Silsilad ama dhacdooyin meerto ah, taas oo ah wareegidda kaarboonka ee degaanka iyo noolayaasha. Dhirtu waxay ka qaadataa kaarboon laba ogsaydh gibilka, waxaanay u beddeshaa kaarboonaydraytyo, borotiino iyo dux. Qaar ka mid ah kaarboonka laba ogsaydh waxay dib ugu noqdaan gibilka dhirta waxa cuna daaq cunayaasha, kuwaas oo iyagana ay sii cunaan hilib cunayaashu. Marka ay daaq cunayaasha iyo hilib cunayaashu dhintaan waxaa quuta bakhti ku-noollada iyo kala-bixiyayaasha, sidaa darteed kaarboonku wuxuu ku noqdaa ciidda ama wuxuu gelaa gibilka, isaga oo ah maxsuulka neefsashada bakteeriyada iyo fangiga.
Wadaag:
meertada Kerb m.dh (baay.) Qayb ka mid ah neefsashada unugyada, kaas oo asiidha bayruufig marka ay ogsajiin joogto, way marto meerto kakan oo falgal isnaym xukumo ah, una soo saarta tamar qaab ah ATP, iyo kuwo dhexe oo soo saara walxo kale, sida asiidh duxeed iyo amiino-asiidhyo. Meertada Kerb waxay ka dhacdaa mitokondoriyada.
Wadaag:
meertada Kaalfin m.dh (baay.) Tallaabooyinka ka dhaca heerka mugdiga ee footoosintasiska, kaas oo uu yaraado karboonka laba ogsaydhku iyada oo la isticmaalayo haydroojiin la soo saaray heerkii ilayska; lagana sameeyey kaarboohaydaytyo, isla markaana la isticmaalayo tamarta ATP oo iyana samaysantay xilligii ilayska.
Wadaag:
Wax mulkintooda la wareegid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo.
Meermeerto; mid2.
M. ah: geel karreeb ah. 4. Marti muddo gaaban joogto.
m.dh
Wadaag:
Biyo mool ah oo xiis hoos ku leh.
Kukta madaxa meesha ay timuhu wareegga ka billaabaan. ld meertammeerto.
m.dh
Wadaag:
Xarig dheer oo lagu wareejiyo aqal soomaaliga dadkiisa sare, si aysan dabayshyu u qaadin.
ld meerid.
m.l
Wadaag:
meere yare m.l (-rayaal, m.l/dh) (c.fal.) Ku wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega gorraxda, una dhexeeya majiireyaasha Maars iyo Jubitar; ka u weyn dhexroorkiisu waa 700 Km., ka u yarna dhexroorkiisu wuxuu ka yaryahay 30 Km.
Wadaag:
Socod wareeg ah socosho.
Ku m.: xarig wax ku xirid.
Ku m.: maal, derejo iwm cid kale ku wareegid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cashar iwm akhriyid.
Xarig iwm wax kale ku dul duubid.
Ku m.: wax meer ku dul wareejin. 4. Ku m.: hanti, wax iwm cid kale ku wareejin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhawrto dad ka urursasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Xiddigo qaboobey oo dhulal noqday oo qorraxda la socda oo ku wareega oo iftiinka ka qaata midkood; meereyaashu (sayaariin) waa sagaal. Dusaa, (cuddaar), Waxaraxir ama Xiddigta Waabberi (sahra), Dhulkeenna, Farraarre (mariikh), Cirjeex ama Cirjiir (mushtar), Raage (saxal), Uraano, Netuun, Buluto.
m.l
Wadaag:
Wax xarig iwm ku wareejin, wax, wax, kale ku dul wareejin.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: