Qeexid

"Si wareegto ah oo wax loo qaybsado; kaltan; miilo."

Qeexid Kale

M. ah: geel karreeb ah. 4. Marti muddo gaaban joogto.

Qeexid Xigta

Meermeerto; mid2.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meerto oo kali ah:
  • “Rag waxaan ku maamuli aqaan ama ku maamuusi Mase inaannu nahay oo tolliimo meerto noo tahay” “Waa hadal-tiro iyo hadaaq madhan midnimo “muqaddas ahi”!
  • Bandhiiggan oo inta uu socda noqon doona mid meerto ah ayaa waxaa la filayaa in lagu qabto qaar ka mid ah xaafadaha kale ee magaalada London ee Soomaalidu ku badan tahay.