Qeexid
"ld megdeyn."
"ld megdeyn."
Wadaag:
Harag meged ka dhigasho.
Harag meged marsasho. ld magdeyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg megdaysan. ld magdeysnaan, magdeysnaansho, megdeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg megdeyso. ld magdeysad, magdeysasho, magdeysi, megdeysad.
m.f.dh
Wadaag:
Maqaar meged ka dhigid. ld magdee.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
D. ah: faras dibad joognimo ku barbaaray oo aan la laylin.
D. ah: qof iskorisnimo ku barbaaray oo akhlaaq xun.
m.l
Wadaag: