Qeexid
"Harag la hoolay oo asal iyo waxyaalo kale lagu jilciyey."
Qeexid Kale
Geed-gaab leh caleemo yaryar oo qodxo leh, oo jiliftiisa haragga lagu megdiiyo.
Qeexid Xigta
Asalka wax magdiyo.

Wadaag: