Qeexid

"Heshiis diini ah oo isu xira nin iyo naag isguursanaya."

Qeexid Xigta

Maal naag la guursanayo lagula heshiiyo oo ay si sharci ahaan ah ninka ugu yeelato. ld mahar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine