Qeexid

"Naag si sharci ah nin ugu xirid (guur). ld mahari."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga meheri oo kali ah:
  • Mar gabbaati oo yarad hortiisa ayaa loo bixin jirey, kolla yarad ayaa loo bixin jirey, isla markaasna gabadha kasta oo la meherinayaa geel buu ahaa waxa ay meher u qabsan jirtey.
  • Rasuulka SCW wuxuu la soo tashaday adeerradii wayna ka aqbaleen weyna u dooneen oo labadii eheyl ayaa isku yimid, halkaas ayaana Rasuulka SCW loogu meheriyey Khaddiijo.