Qeexid

"Ku m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mehersan oo kali ah:
  • “Waxaanu isku mehersanayn 3 sannadood, maalin qudhana biil ima siin, reerkayagiina wuu diiday inuu u tago, sidaa darteed maanta wax niyad ah uma hayo.”
  • Leylo waxey aheyd gabar nin kumehersaneyd laakiin lama doneyn in la shaaciyo arintaa.