Qeexid
"eeg mehersan. ld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho."
"eeg mehersan. ld maharsanaan, maharsanaansho, mehersanaansho."
Wadaag:
Ku m.: haweeney meher ku xiranyahay ahaansho. ld maharsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Naag meher ku xiranyahay noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
eeg meherso. ld maharsad, maharsasho, maharsi, mehersad, mehersi.
m.f.dh
Wadaag:
Wax, wax kale ku dulwareegsanyihiin ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Naag meher ku xirad. ld maharso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: