Qeexid
"(daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada la is qaadsiiyo oo uu keeno baktiiriyada loo yaqaan “neisseria meningitidis” waxana la isugu gudbiyaa qufaca, hindhisada wuxuuna badanaa ka dillaacaa meelaha dadku ka badto, ilmaha ayaa u jilicsan qaadista cudurka."