Qeexid
"Dad dhintay xusid."
[-aalay, -aashay]
meytakaal2 alay
meytakaal2 ashay
f.mg1"Dad dhintay xusid."
Wadaag:
Meytakaal sameysasho.
f.mg3
-aashay, -aashatay
Wadaag:
(xis.) Dhinaca ka soo horjeeda xagasha qumman ee saddex-xagal qumman. Saamiyada dhererka shakaalka iyo dhererrada dhinacyada kale waxa lagu adeegsadaa tirignoometerega si loo helo fansaarada saynka iyo koosaynka ee xaglaha.
m.l
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag: