[-aashay, -aashatay]
meytakaal ashay
meytakaal ashatay
"Meytakaal sameysasho."
Wadaag:
Xus loo sameeyo dad dhintay.
m.l
Dad dhintay xusid.
f.mg1
-aalay, -aashay
eeg meytakaal2.
m.f.dh
eeg meytakaalo.
Qof meehaal samaysasho.
f.g3
-aashay, -aalatay
Inta dhimatay. ld meyto, mowti, mowto.
m.dh.u
ld meyti.
Nin guursaday xoolaha la siiyo.
m.dh