Qeexid

"Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix."

Qeexid Xigta

ld miciinid. ld maciin1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga miciin oo kali ah:
  • Adinka ayaa hal naxash kuwada duula (diyaarad), oo nimba ninka kale shaqadiisu ay ku xirantahay kan kale noloshiisa iyo tan dadweynaha rayid ah ee idin soo miciin bida inaad geysaan goballadooda ee dhan walba iska-kaashada.
  • Mudane Maxamed waxa kale oo uu miciin biday sida aanay caqli gal u ahayn in qof qariib ah, oo aanay garanayn madaxda ‘Somaliland’ ugu warrami karaan balse su’aashaas miyaanay ku habboonayn in la waydiiyo madaxda maamulka ‘Somaliland’?