Qeexid
"Cid gargaar u fidin. ld maciin2."
[-nay, -ntay]
miciin2 ay
miciin2 tay
f.mg1"Cid gargaar u fidin. ld maciin2."
Wadaag:
Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix.
ld miciinid. ld maciin1.
m.l
Wadaag:
Cid miciin ka dhigasho. ld maciinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood.
Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.
m.l
Wadaag:
(-wayaal, m.l/dh) Qof aan naxariis, iyo kaalma midna lahayn. ld maciinlaawe.
m.l
Wadaag:
eeg miciinso. ld maciinsad, maciinsasho, maciinsi, miciinsad.
m.f.dh
Wadaag:
Qof haween ah dhar ay xirato u gadid.
Maro daliig midab leh ku qurxin.
Maro, darin iwm midabbo u yeelid.
f.g1
Wadaag:
Hawl si aad ah u barasho.
Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin2.
f.g1
Wadaag: