Qeexid
"Wax miciyo ku qaniinid."
[-yeeyay, -yeysay]
miciye eeyay
miciye eysay
f.g2"Wax miciyo ku qaniinid."
Wadaag:
Ilkaha fiiqfiiqan ee u dhexeeya foolaha iyo gawsaha midkood.
Dalag meseggo, galley iwm oo markaa soo baxaaya.
m.l
Wadaag:
Awr ama bahalaha kale ee qoor ah, marka ay wax guulayaan miciyo isku xoqid. ld miciliso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Waxtar, kaalmo, gargaar, jimic, jixinjix.
ld miciinid. ld maciin1.
m.l
Wadaag:
Cid gargaar u fidin. ld maciin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Hadal, hees, gabay iwm murti u yeelid.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Cid miciin ka dhigasho. ld maciinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg miciyaliso. ld micilisad, micilisasho, miciyalisad.
m.f.dh
Wadaag:
M. ah: rati xooggiisu u dhanyahay.
M. ah: nin da'weyn oo garasho badan.
m.l.kh
Wadaag: