Qeexid
"Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid."
[-day, -dday]
mid3 ay
mid3 day
f.g1"Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid."
Wadaag:
mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
Wadaag:
Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal.
Dad is raacsan oo isku ujeeddo ah.
Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
m.l.t
Wadaag:
(m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig.
Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
m.dh
Wadaag:
Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm.
Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.
m.l
Wadaag:
Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.
Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
m.dh
Wadaag:
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
(-no, m.dh) (baay.) Meel ballaaran oo ku taalla dheefmareenka oo samaysa kiish, kaas oo derbiyadiisa muruqyo adagi ku yaallaan. Shaqadiisu waxa weeye ridqidda cuntada. Waxaa laga helaa shimbiraha iyo lafdhabarla'da badankeeda.
m.dh
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax kala firirsanaan mid noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(xis.) Isle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah ee loo doorto doorsoomeyaasha ku jira isle'eg.
m.l
Wadaag:
Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid.
Wax dhanka midig ugu xigid.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid1.
m.l
Wadaag: