Qeexid
"Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'."
"Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'."
Wadaag:
Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(xis.) Isle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah ee loo doorto doorsoomeyaasha ku jira isle'eg.
m.l
Wadaag:
M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar.
ld midigsaarid.
m.l
Wadaag:
Gadgaddoonka iyo taaha uu qof buka sameeyo xanuun awgiis.
Cida ay sameeyaan xoolo ilmohooda u soo insaarixinaya.
m.l
Wadaag:
Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm.
Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.
m.l
Wadaag:
Lakaybo isdul saar saaran.
Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m.l
Wadaag:
Xabad.
(-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta.
(-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
m.l
Wadaag:
Nooc mallaayga ka mid ah oo af miinshaar ah leh. ld miishaar1.
m.l
Wadaag:
Wax midab u yeelid.
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
Wadaag:
(fals.) Falsafad xun oo dadka midab midab u kala soocda oo isku dirta inta gun iyo gob ka kala dhigta.
(siyaa.) Hab siyaasadeed oo lagaga dhaqmi jiray koonfur Afrika, kaasoo dadka lagu kala soocoyo sharci ku dhisan midabtakoor. ld midabfaquuq1.
m.l
Wadaag: