Qeexid

"Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm."

Qeexid Xigta

Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine