Qeexid
"Wax midab u yeelid."
Qeexid Xigta
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
[-beeyay, -baysay]
midabe eeyay
midabe aysay
f.g2"Wax midab u yeelid."
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
Wadaag:
Hadba nooc iska dhigid.
Wax midabbo u yeelid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm.
Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.
m.l
Wadaag:
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Cid khiyaamid si loo luggooyo.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (baay.) Walax midab leh, sida: mayogolobiin oo ah nooc ka mid ah himogolobiin lagana helo unugyada muruqa, iyo kolorokurooriin oo ah midabside neefsasho oo ka kooban bir laga helo dhiigga qaar ka mid ah faylamka analiida.
m.l
Wadaag:
(xis.) Isle'eg ay ku rumoobayso dhammaan qiimayaasha suurtagalka ah ee loo doorto doorsoomeyaasha ku jira isle'eg.
m.l
Wadaag:
Wax la midabeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-smay, -santay; -smi) Wax la midabeeyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.
m.l
Wadaag:
mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
Wadaag:
Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid.
Wax dhanka midig ugu xigid.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Yasidda iyo qiimadilka, qof lagu sameeyo midabkiisa awgiis. ld midabtakoor1.
m.l
Wadaag: