Qeexid Xigta
ld midabgaddoon1.
ld midabgaddoon1.
Wadaag:
Isbeddelka ku dhaca wax midabkiisa. ld midabgaddoomid.
m.l
Wadaag:
(-oomay, -oontay; - oomi) Wax midabkoodu beddelmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Marka fallaaraha ilaysku ku dhacaan walax ee ay ka soo noqdaan, muunadda ay isha tusaan: sida casaan, cagaar iwm.
Nooc ka mid ah kalluunka oo yaryar, oo sharaxsharax leh.
m.l
Wadaag:
Wax midab u yeelid.
Reer hayaan ah habeen meel ku sii dhixid; midbee.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Cid midabgumaysi ku samayn.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Hadba nooc iska dhigid.
Wax midabbo u yeelid.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-dayaal, m.l/dh) (baay.) Walax midab leh, sida: mayogolobiin oo ah nooc ka mid ah himogolobiin lagana helo unugyada muruqa, iyo kolorokurooriin oo ah midabside neefsasho oo ka kooban bir laga helo dhiigga qaar ka mid ah faylamka analiida.
m.l
Wadaag: