Qeexid
ld midee.
[-iiyay, -iisay]
f.g2ld midee.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld mideyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la mideeyay ahaansho (dad).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax mideysan noqosho (dad).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg midee. ld mideysiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg mideysan. ld mideysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof dhibaato badan badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof dharaarad u dhiibid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Dad figrad iyo degaan kala duwan lahaa israacin. ld mideysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid seexin. ld hurdisii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid wax illowsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: eeg mideysnow.
Qeexid Xigta: ld mideysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld waasii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Cid xog u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig.
Qeexid Xigta: Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Shaqal carabi ah ku dhawaaqiddiisa jiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
m.l.t
Qeexid: Erey wax lab oo keli ah tilmaama; hal.
Qeexid Xigta: Dad is raacsan oo isku ujeeddo ah.
Qeexid Kale: Kala m. ah: wax kala duwan. 4. Kala m. ah: fikrad, muuqaal, midab iwm cid ka raacid. 5. Jiididda la jiido shaqalka carabiga marka lagu dhawaaqayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]