Qeexid
"eeg midigee."
"eeg midigee."
Wadaag:
Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid.
Wax dhanka midig ugu xigid.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.
Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
m.dh
Wadaag:
M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar.
ld midigsaarid.
m.l
Wadaag:
Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid1.
m.l
Wadaag:
Weel la culayo aad u catirid. ld madiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: