Qeexid
M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar.
Qeexid Xigta
ld midigsaarid.
M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar.
ld midigsaarid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-ray, rtay) Salaamid, u gacanqaadid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld midigsaar1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.
Qeexid Xigta: Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dhaadhaqaaq baaq ah cid wax ku garan siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid.
Qeexid Xigta: Wax dhanka midig ugu xigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld manjasaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg midigee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld manjasaar2.

Qeexid: eeg mid3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Qalab ka kooban daab iyo bir af leh oo geedaha iwm lagu gooyo; godin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Weel la culayo aad u catirid. ld madiid2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Hawl si aad ah u barasho.
Qeexid Xigta: Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld madiidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: /mg2 M./u m.: cid midiidin ka dhigid. ld madiidimi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld madiidimid, madiidimis2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]