Qeexid
"M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar."
Qeexid Xigta
ld midigsaarid.
"M. ah: xiriir saaxiibtinimo oo dhexmara laba qof ama ka badan, gacansaar."
ld midigsaarid.
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq baaq ah oo cid wax lagu garansiiyo siiba dadka dhegaha la'.
m.l
Wadaag:
Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.
Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
m.dh
Wadaag:
Geel la lisayo hadba mar caanaheeda cantuugid.
Wax dhanka midig ugu xigid.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Lakaybo isdul saar saaran.
Afarta meesi ee xoolaha midkood.
Degaan geedo iyo ciid isku mid ah leh. 4. Dhawr warqadood oo turub ah oo hal mar la isku qaato ama la wada bixiyo. 5. Maal.
m.l
Wadaag:
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m.l
Wadaag:
Weel la culayo aad u catirid. ld madiid2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid1.
m.l
Wadaag:
Hawl si aad ah u barasho.
Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin2.
f.g1
Wadaag:
/mg2 M./u m.: cid midiidin ka dhigid. ld madiidimi.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin1.
m.l
Wadaag: