Qeexid
"Weel la culayo aad u catirid. ld madiid2."
[-day, -dday]
midiid2 ay
midiid2 day
f.g1"Weel la culayo aad u catirid. ld madiid2."
Wadaag:
(m.t) Wax tiro ahaan hal ah oo dheddig.
Meermeerto weyn oo biyaha baddu sameeyaan.
m.dh
Wadaag:
Catireynta weel la culayo aad loo catiriyo. ld madiid1.
m.l
Wadaag:
Hawl si aad ah u barasho.
Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin2.
f.g1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin1.
m.l
Wadaag:
/mg2 M./u m.: cid midiidin ka dhigid. ld madiidimi.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg midiidimi. ld madiidimin, madiidimis1, midiidimis1.
m.f.dh
Wadaag:
Cid midiidin ka dhigasho. ld madiidinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg midiidinso. ld madiidinsad, madiidinsasho, madiidinsi.
m.f.dh
Wadaag:
Qof wejigiisu waqooyi u jeedo dhiniciisa bari xiga.
Labada gamcood ee qof, midda aan bidixda ahayn ee badanaa la adeegsado.
m.dh
Wadaag: