Qeexid
"Ku m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, mohi, muhi."
[-iyay, -isay]
mih yay
mih say
f.g2"Ku m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, mohi, muhi."
Wadaag:
Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.
m.dh
Wadaag:
(Qof) wax hantiyid. ld mahiib.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hanti aan la siin qaadasho (qof). ld mahiibso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku m.: dhismo, farsamo iwm oo cusub soo saarid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
U m.: cid hanti siin. ld mahiibsii.
f.g2
-iiyay, -isay
Wadaag:
(-do, m.l) Hawl gaar ah oo qofku si dhab ah u yaqaan oo ku xoogsado.
m.dh
Wadaag:
Ilmo dhicin (ri' irmaan). ld mirdhee.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku m.: arrin aan dhaqan gelin ku fekerid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: