Qeexid
"U m.: cid hanti siin. ld mahiibsii."
[-iiyay, -isay]
mihiibsi iyay
mihiibsi say
f.g2"U m.: cid hanti siin. ld mahiibsii."
Wadaag:
Hanti aan la siin qaadasho (qof). ld mahiibso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid wax mulkisiin. ld mahiibi, mahiibsii, mihiibsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(Qof) wax hantiyid. ld mahiib.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Ku m.: cid wax aan la siinayn ku hunguri gelin. ld mehi, mohi, muhi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis.
m.dh
Wadaag:
Ku m.: dhismo, farsamo iwm oo cusub soo saarid.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
Ku m.: arrin aan dhaqan gelin ku fekerid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: