Qeexid

"Qof in wax la siinayo la dareensiiyo, oo kolkuu wax fisho, haddana aan wixii la siin; walacsi. ld mehin, mohin, mohis, muhin, muhis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mihin oo kali ah:
  • War ilmihinii ayaa meel walba ku dhibaateysan, war ubadkiinii baa meel walba daadsan.