Qeexid
"Wax la miidaanshay ahaansho (nafley)."
[-naa, -nayd]
miidaansan aa
miidaansan ayd
f.mg4"Wax la miidaanshay ahaansho (nafley)."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.
m.l
Wadaag:
U m.: fal samayntii aad uga fiirsasho.
f.mg1
-yay, -yday
Wadaag:
Wax aan la rabin oo meel uusan ka soo nabad noqonayn loo diro.
Nabar aan loo meel deyin oo la rido.
ld miidaan2. 4. ld miidaamin.
m.dh
Wadaag:
Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid.
Nabar ama riddo si qiyaas la'aan ah meel ugu gemid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax wareersan ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku m. wax, wax kale mataan la ah ahaansho.
Wax, wax kale lagu biiriyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax si gaadaan ah loo xiray ahaansho (awr la rarayo).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax culays weyn leh ahaansho.
f.mg1
-naa, -nayd
Wadaag: