Qeexid
Wax culays weyn leh ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg1Wax culays weyn leh ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg miiddan. ld miiddanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld miiddanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Xasil. ld miidaamo (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Goob dadku isugu yimaado oo lagu qabto waxyaalo kala duwan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld miir
Qeexid Xigta: Hoore layiig ah oo shubma, sida: malabka, subagga iwm. 2. M. ah: hoore saafi ah oo aan wax kale ku labnayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: Hoore saafi noqosho.
Qeexid Xigta: Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Yeel awrta lagu raro oo saanta biciidka laga jeexo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Hoore saafi ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax aan larnayn ahaansho.
Qeexid Kale: Wax badan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Miid noqosho (hoore layiig ah).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax miiqmay noqosho.
Qeexid Xigta: Qof caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Dun dhuuban ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof caatoobay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Malab, subag iwm miirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la miisay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la miidaanshay ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg miidee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qalab wax lagu cabbiro.
Qeexid Xigta: Culeys; culaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-aamay/-aanay, -antay; -aami) Miisaan wax ku cabbirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld maddaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof, adadag, wanaag, geesinnimo iwm kulansaday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof deggan oo dabeecad fiican leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof xanuun ka soo roonaaday ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]